Home Warar Saxafiyiinta Oo Loo Diiday In Ay Gudaha U Galaan Madaxtooyada KGS

Saxafiyiinta Oo Loo Diiday In Ay Gudaha U Galaan Madaxtooyada KGS

231

Wararka Ka Imaanaya magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay Ayaa Waxa Ay Sheegayaan In Is Fahamwa Uu Soo kala Dhex-galay Saxafiyiinta Iyo Ciidamada Ammaanka Madaxtooyada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wariyaal Ku Sugan baydhabo ayaa Waxa Ay Sheegeen In Saxafiyiinta Loo Diiday In Ay Gudaha U Galaan Xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wariyaasha Ayaa Lagu Soo Warramayaa In Qaar ka Mid Jirdil Loo Gestay Sidoo kale Saxafiyiintaan Ayaa Waxa Ay Sheegeen In Goordhaw Shir Jaraa’id Oo Ay Kaga Hadlayaan arrimahaan Ku qaban Doonaan baydhabo.