Friday, February 14, 2025
HomeWararMadaxweyne Farmaajo Oo Goor Dhaw Gaaray Baydhabo benefits of macca

Madaxweyne Farmaajo Oo Goor Dhaw Gaaray Baydhabo benefits of macca

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed CAbdullaahi Farmaajo ayaa goordhow waxa ay gaareen Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Wafdiga ayaa waxaa Garoonka Diyaaraadaha ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan,Wasiiro,xildhibaano iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa waxaa haatan loo gelbiyey Xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed ee Baydhabo,iyada oo lagu wado in uu furo shirka Amniga Qaranka.

Madaxweynaha ayaa waxaa ka sii horeeyey oo shirkaasi ka qeyb galaya Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre, iyo qaar ka mid ah Madaxda Dowlad Goboleedyada.

https://holistickenko.com/maca-andes-superfood/

https://holistickenko.com/maca-andes-superfood/

benefits of macca

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe