Thursday, June 25, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Doorashada Gudiga Joogtada ah Ee Baarlamaanka Putland Oo Bari Kadhacaysa Garoowe

Dhageyso:-Doorashada Gudiga Joogtada ah Ee Baarlamaanka Putland Oo Bari Kadhacaysa Garoowe

Waxaa Lafilayaa in Bari Magaalada Garoowe Ee Caasimada Maamulka Putland ay Kadhacdo Doorashada Gudiga Joogtada ah Ee Baarlamaanka Maamulka Putland.

Gudoomiyaha Balamaanka Maamulka Putland ayaa Waxa uu Maanta Garoowe uga dhawaaqay Gudiga Qabaqaabin lahaa Doorashada oo Kakooban 10-Xubnood.

Xulida Guduga uu soomagacaabay Gudoomiyaha Baarlamaanka Putland ayaa Waxa lagu saleeyay Gobolada Putland.

Halkaan Kadhagayso Codka.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe