Shacabka Kunool Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Waxa ay Kadigeen Qatar Kadhalata Dhismaha Wadooyin Laami ah Oo Laga dhisayo Gaalkacyo.
Waxa ay sheegeen in ay Jiraan darawalo sixawli ah Ku kaxeeyay Gawaarida Laamiga dhaxdiisa Qatarna ugaysta Dadka shacabkaa.
Waxa ay kubaaqeen in Kadhado loosameeyo Laamiga si ay u yaraadaan Xawli lagu kaxeeyo gaadiidka.
Halkaan Kadhageyso Codka

