Home Dhageysi Dhageyso:- Booqashada Ra’iisul Wasaare Aby Ahmed Maxay Uga Dhigan tahay Soomaaliya?

Dhageyso:- Booqashada Ra’iisul Wasaare Aby Ahmed Maxay Uga Dhigan tahay Soomaaliya?

454

Xilli Maanta Magaalada Caasimadda Muqdishio Uu Soo Gaaray Ra’iisull Wasaaraha Itoobiya Aby Ahmed Ayaa Booqashadiisa Uu Muqdisho Ku Yimid Waxaa Ka hadlay qaar Ka Mid Aqoonyahanada Soomaaliyeed.

Pro. C/raxmaan C/llaahi daqarre Oo La hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Waxa Uu Sheegay In Booqashada Ra’iisul Wasaare Aby Ahmed Uu Ku Yimid Muqdisho Ay Ka Mid Tahay safaradiisii Uu Ku Marayey Qaar Ka Mid Ah Wadamada deriska.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Pro. daqarre Oo Qadka Taleefanka Muqdisho Ugu Warramay Abdi Rashid Ali Mohamed:-