Thursday, February 13, 2025
HomeWararSawirro:- Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Muqdisho Soo Gaaray

Sawirro:- Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Muqdisho Soo Gaaray

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.

Abiy Amed ayaa booqasho hal maalin qaadan doonto waxaa uu ku yimid Saakay Magaalada Muqdisho.

Abiy Ahmed ayaa soo dhaweyn heer Sare ah waxaa loogu sameeyay Garoonka Aadan Cadde, waxaana ka qeyb qaatay Madaxda Qaranka, Ciidamada iyo Shacab.

Waxaa loo soo galbiyay Madaxtooyadda Qaranka,halkaasi oo kulamo kala duwan kula qaadan doonto Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha.

Waa Booqashadii ugu horreysay oo uu Soomaaliya ku yimaado Abiy Ahmed tan iyo intii loo Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe