Friday, April 17, 2026
HomeBarnaamijyadaXubnaha Guddiga dib u heshiinsiinta Deegaanada Galmudug ayaa maanta gaaray magalada Gaalkacyo...

Xubnaha Guddiga dib u heshiinsiinta Deegaanada Galmudug ayaa maanta gaaray magalada Gaalkacyo waxaana soo dhaweyn u sameyay maamulka Gobolka kan degmada

Xubnaha Guddiga dib u heshiinsiinta Deegaanada Galmudug ayaa maanta gaaray magalada Gaalkacyo waxaana soo dhaweyn u sameyay maamulka Gobolka kan degmada .

Guddigaan aya lagu wadaa iney galabta la kulmaan odayasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada kuwasi oo la.filayo iney kala hadlaan arimo dib u heshiinsiinta deeganada Galmudug iyo sidii reer Gaalkacyo ugu qeyb gali lahayeen gogosha dib u heshiinsiinta ee taalla Caasimada Galmudug ee dhuusamareb.

Reer Gaalkacyo ayaa horay ugu baaqay in shirka dib u heshiinsiinta lagu qabto magalada Gaalkacyo madama ay shegeen in madaxweyanaha soomaliya uu horay ugu dhagax dhigay guriga nabadda .

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe