Saturday, March 7, 2026
HomeBarnaamijyadaDiyaarado siday ciidan oo kasoo dagi rabay garoonka diyaaradaha Cadaado ayaa dib...

Diyaarado siday ciidan oo kasoo dagi rabay garoonka diyaaradaha Cadaado ayaa dib ugu laabtay Muqdisho

Diyaarado siday ciidan oo kasoo dagi rabay garoonka diyaaradaha Cadaado ayaa dib ugu laabtay Muqdisho

Labo diyaaradood oo siday ciidamo gaaraya 100 ayaa saakay kasoo kacay garoonka diyaaradaha Muqdisho kadib markii daqiiqado ay ku jireen hawada ayaa lagu amray inay dib ugu laabtaan Muqdisho

Lama oga sababta dhabta ah ee dib ugu laabteen hase yeeshee wararka qaar ayaa sheegaya inay jirto cabsi kutimid taasina keentay laabashadooda

Ciidamadan oo dib loogu celshay Muqdisho ayaa saraakiishooda loo sheegay in beri laga dajin doono Dhuusamareeb

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe