Home Warar XOG:-Muwaadin Soomaaliyeed Oo Toorey lagu Dilay Dalka UK.

XOG:-Muwaadin Soomaaliyeed Oo Toorey lagu Dilay Dalka UK.

564
Wararka naga soo gaaraya Magalada Leicester ee Dalka UK ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay Hassan Elmi Jama oo Asal ahaan ka soo Jeedo Soomaali balse haysta Dhalashadda Waddanka Holand, Marxuum Hassan Da’diisu waxa ay hayid 19 Sano jir.
Waxaa la dilay waqti saqadii dhexe ahayid waxaana wacay Dhalinyaro Banaanka ku sugaysay, ka dibna waxa ay ku dileen Tooreey sidaasi waxaa Warbaahinta u sheegay mid ka mid ah Madaxadda Jaaliyadda reer Leicester.
Dhinaca kale Booliska UK ayaa waxa ay qabteen Qof looga shakisan yahay Dilka Marxuumka balse wali waxaa socdaa Baaritaan.