Waxaa Maanta magaalada dhuusa-mareeb ee caasimada galmudug kulan ku yeeshay Madaxda qaranka iyo kuwa maamul goboleedyada kulankaan ayaana hordhac u ahaa kulanka amniga qaranka.
War qoraala oo lagu daabacay Villasomalia ayaa looga warbixiyay kulankaan.

