Home Warar SAWIRRO:- Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafti uu Hogaaminayo oo gaaray Beledweyne

SAWIRRO:- Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafti uu Hogaaminayo oo gaaray Beledweyne

238

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow gaaray Magaalada Beledweyne xarunta gobolka Hiiraan.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Beledweyne ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.

Madaxweynaha ayaa booqon doona goobihii uu saameeyay Wabiga Shabeelle .

Magaalada Beledweyne ayaa waxaa ka taagan Xaalad Adag, waxaana barakacay dhammaan dadkii ku sugnaa Magaalada Baledweyne.