Sunday, January 19, 2025
HomeWararAKHRISO:- Musharaxiinta ugu Horeeya Tirinta Codadka Wareegga Koowaad

AKHRISO:- Musharaxiinta ugu Horeeya Tirinta Codadka Wareegga Koowaad

Doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wali ka socota Magaalada Muqdisho, waxaana hadda loo gudbaya Wareegga Labaad ee doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka.

Haddaba Akhriso Codadka ay heleen Musharaxiinta Wareegga Koowaad.

1- Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow 17

2- Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye 5

3- Xildhibaan Idris Cabdi Dhaqtar -3

4- Xildhibaan Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan- 83

5- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla- 19

6- Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye 7

7-Xildhibaan Iimaan C/laahi Nuur. 3

8- Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow 69

9- Xildhibaan Cali Sheekh Nuur 16 Cod

10- Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen -54

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe