Friday, September 20, 2024
HomeWararSAWIRRO:- Dawladda Shiinaha Oo Soomaaliya ku wareejisay 1.5 Million oo Dollar.

SAWIRRO:- Dawladda Shiinaha Oo Soomaaliya ku wareejisay 1.5 Million oo Dollar.

Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa 1.5 Million oo Dollar kala wareegtay Safaaradda Shiinaha ee Muqdisho, Si loogu gurmado dadka Fatahaada wabiga ay saameysay.

Lacagtaan ayaa horay dowladda Shiinaha ay u ballan qaaday Soomaaliya kadib markii ay Fatahaado ay ku dhufteen Magaalooyin badan oo ka tirsan Soomaaliya sidda Beledweyne iyo Baardheere.

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa dowladda Shiinaha kaga mahadceliyay Lacagtaan ay ugu deeqeen dadka Soomaaliyeed.

Lacagtaan ayaa Wasiirka waxaaku wareejiyay Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe