Home Warar Sawiro:-Shirweyne Loogu Baaqay Dadka Ka Soojeeda Guriceel Iyo Dhuusamareeb

Sawiro:-Shirweyne Loogu Baaqay Dadka Ka Soojeeda Guriceel Iyo Dhuusamareeb

57

Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur ayaa Shir weyne isugu yeeray dhamaan Dadka uu Ugaaska u yahay ee ku sugan Dalka iyo Dibadda, waxaana Shirkaan noqonayaa mid tashi guud ah.

Arinta ayuu Ugaasku ka sheegay kulan Maanta ka dhacay Guriga Ugaaska ee Degmadda Guriceel, waxa uuna shaaciyay in shirka uu Guriceel ka furmayo 30 ka Bishan April 2019, isaga oo ugu baaqay in Qof walba uu kasoo qayb gallo.

Isku imaadka Maanta ayaa ahaa mid ay soo xaadireen dhamaan Odayaasha iyo Bulshadda qaybaheeda kalla duwan kuwaa oo ajiibay codsiga Ugaaska, kuna baaqay in Dadka kalle ee Dalka iyo Dibadda jooga ay Shirka soo xaadiraan si loo wada tashado.