Saturday, May 30, 2026
HomeWararGudahaIiraan oo sheegtay in wadahadalka Maraykanka uu ku yimid qoray caaraddii

Iiraan oo sheegtay in wadahadalka Maraykanka uu ku yimid qoray caaraddii

Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in wadahadalka Maraykanka uu yahay mid ku yimid qoray caaraddii isla markaana aanay ku dhallan hadal jileec iyo cabsi ay ka muujisay hubka & awoodda uu ku faanayo Dalkaasi sida uu shaaciyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalkaas.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa X waxa uu ku sheegay in wadahadallada ay yihiin kuwo ay Iiraan uga cad-goosanayso cadawgeeda oo marka uu shuruud soo hor dhigo ay mid lamid ah hordhigeyso si ay u muujiso awoodda ay leedahay.

Mohammad Bagher Ghalibaf ayaa intaasi ku daray in Shacabkiisu ay gaareen guullo muhiim ah oo la taaban karo maadaama ay u babac-dhigeen cadawga kusoo duullay oo ay gaarsiiyeen khasaaro xooggan oo muddo ka sheekeen doonno.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe