Home Warar SAWIRO:-Musharax Maanta Cadaado Soogaaray

SAWIRO:-Musharax Maanta Cadaado Soogaaray

290

Farxaan Maxamed Dhoore oo Ah Musharax Xilka Gudomiyaha Degmada Cadaado Ayaa Maanta Soogaaray Magaalada Cadaado Waxaan Socdaalka Ku Wehlinayay Maxamed Cabdulahi Maclin Adan (Tiicey)

Garoonka Diyaarada Cadaado Ayaa Waxaa Ku Soodhaweeyay Maxadweyne Kuxigeenkii Maamulkii Hore Ee Xaman Iyo Xeeb Cabdi Maxamed Suldan Axmed Nuur Maamulka Degmada Cadaado Iyo Qeebaha Kala Duwan Ee Bulshada

Intaa Kadib Waxaa Loosoo Galbiyay Gudaha Magaalada Ayadoo Socod Dheer Lagu Soo Marsiiyay Bartamaha Magaalada Cadaado

Ugu Danbeen Waxaa Wafdiga Lageeyay Goob Loogu Tala Galay oo Qado loogu Sameeyay Waxaan Halkaasi In uu Musharax Yahay Ka Shaaciyay  FARXAAN MAXAMED DHOORE oo Sheegay In uu Utartamayo Xilka Gudomiyaha Degmada Cadaado

Qaar Ka Mid Ah Bulshadii  Madasha Ka Sooqeeb Gashay Ayaa Iyaguna Masharaxa Kalmada Soodhaween Ahkaasi Uga Jeediyay

Maxamed Cabdulahi Maclin Adan Tiiceye Madaxweynihii Hore Ee Maamulkii Ximan Iyo Xeeb Iyo Cabdi Maxamed Suldan Axmed Nuur oo Isna Maamulkii Ximan Iyo Xeeb Madaxweyne Kuxigeen Ka Ahaa Ayaa Si Iskumid Ah Ubogaadiyay Musharaxa

Ugu Danbeen Gudoomiayaha Degmada Cadadao ee Hugaamiya Maamulka Waqtigiisu Siidhamaanayo Ayaa Sheegay In Ka maamul Ahaa Ay Ka Go,antahay Muulka Bulshadu Ay Soodoorato In Ay Xilka Ku Wareejiyaan