Waxaa si rasmi ah loo furmay Hoolka ay ka dhaceyso doorashada Madaxtinimo ee Koonfur Gabeed, waxaana goobta la keenay sanaadiiqda codbixinta, iyadoo ay ku suganyihiin qaar kamid ah saraakiisha guddiga doorashada.
Xildhibaanada ayaan wali soo xaroon oo banaanka kusuga si baaritaano loogu sameeyo, waxaana Goordhaw la filaya inay si rasmi ah u xaroodaan.
Qaar ka mid ah Murashixiinta ayaa Hoolka doorashada soo Xaadirey waxayna kala yihiin seddex Musharax oo kala:
1: Aadan Maxamed Nuur Saransoor
2: Xuseen Cusman Xuseen
3: Ibrahim Macalin Nuurow
waxaa kaloo la sugayaa labada musharax ee kale oo iyaguna hoolka soo fadhiisan doona goordhaw.
Hoolka doorashada waxaa Hada soo Xaadirey seddexdaan Musharax oo kala-:
1: Aadan Maxamed Nuur Saransoor
2: Xuseen Cusman Xuseen Taliyihii hore NISA
3: Dr Ibrahim Macalin Nuurow
waxaa kaloo la sugayaa labada musharax ee kale oo iyaguna halkaan soo fadhiisan doona goordhaw. pic.twitter.com/S2uuuf6V2U— The Sudani Post (@TheSudaniPost) December 19, 2018
Lasoco wixii ku soo kordha.