Home Warar Toos u Daawo Doorashadda Koonfur Galbeed ee Baydhabo.

Toos u Daawo Doorashadda Koonfur Galbeed ee Baydhabo.

247

Xildhibaanadda Koonfur galbeed, ayaa Hoolka doorashada kusuga, sidoo kale guddigga qaban qaabada doorashada ayaa goobta jooga.

Musharixiinta u taagan xilka madaxtinimo oo gaaraya ilaa iyo shan musharax ayaa dhamaantood goobta ku sugan, waxaana socota saxiixyadda iyo tirinta xildhibaanadda codeynaya.

Sidoo kale waxaa hoolka soo gaaray goordhaweed Wafti kormeeraya Doorashadda oo ka socda dawladda Soomaaliya iyo Beesha caalamka.

Wariyasha ayaa ayaguna goobta kusug kuwasi oo si live ah u soo gudbinaya Doorashada, annaugan halkaan ayaan idin kugu soo gubin doona halka ay wax marayaan daqiiqad kasta ee nala jooga.