Home Warar Dorashadda Koonfur Galbeed oo bilaaban rabta iyo Musharax ka Maqan Doorashadda.

Dorashadda Koonfur Galbeed oo bilaaban rabta iyo Musharax ka Maqan Doorashadda.

234

Magaaladda Baydhabo, ee Xarunka KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Waxaa goordhaw ka bilaabanaya Codbixinta Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed, waxaan u sharaxan ilaa iyo Shan Murashax oo dhamaantood doonaya inay ku guleystaan kursiga Madaxtinimo ee Koonfur Galbeed.

Ammaanka Goobta doorashada ay ka dhaceyso iyo Guud ahaan amaanka Magaaladdan baydhabo ayaa aad loo adkeeyay, iyadoo lagu arkayo Ciidamo kala duwan.

Sikastaba waxaa isha lagu wadda hayaa cidda ku guuleysan doonta Xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed, iyadoo uu wali u Xiranyahay dawladda Soomaaliya Mukhtaar Roobow Cali Abuu-Mansuur, oo ka mid ahaa Musharixiinta ugu cadcad Kursigaan.

Lasoco Wixii ku soo kordha.