Tuesday, March 18, 2025
HomeWararMdaxwayne Farmaajo Oo Katacsiyeeyay Geerida Abwan Baarleex

Mdaxwayne Farmaajo Oo Katacsiyeeyay Geerida Abwan Baarleex

Madaxwayanah Jamhuuriyada Fidraalka Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa Eheladii iyo Qoysii uu Kabaxay Abwaan C/llahi Xirsi Baarleex oo Ku geeriyooday Dalka Hindiya u diray Tacisi.

Waxa uu alle uga rajeeyay in abwaanka uu Janadiisa Geeyo Eheladii iyo Dadkii uu Kabaxayna uu Samir iyo iimaan Kasiiyo.

“Alle ha u naxariisto Abwaan Cabdullaahi Xersi Baarleex oo ku geeriyooday Hayderabad, Hindiya. Wuxuu ahaa abwaan gole-ka-fuul ah oo af iyo addinba ku difaacay dalka iyo dadka. Qoyskiisa iyo qarankaba Eebe sabar iyo iimaan haka siiyo, isagana jannadii Firdawsa Alle haka waraabiyo.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.” Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe