Thursday, February 12, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Dadaalo Lagu Xalinayo Dagaal Beeleedyo oo Kasocda Galgaduud.

Dhageyso:-Dadaalo Lagu Xalinayo Dagaal Beeleedyo oo Kasocda Galgaduud.

Waxgaradka Deegaanada Balanbal iyo Gure ceel  Oo Gacan Kahelaya Dawlada Dhexe Ee Dalka ayaa Wada Dadaalo Lago dhamaystirayo Xailinta Colaadihii Kadhaca Degmada Balanbal iyo Deegaanada Hoosyimaado.

4-Ruux oo Kamida  lagu dilay Deegaanka Turbid oo Hoostga Degmada Balanbal 11 november2018  ayaa Labixiyay Diyadooda si Loosiixoojiyo  Nabadaynta Laga dhaxwado Beelaha Walalaha ah Ee Colaada ay dhaxmartay .

Odayaasha Dhaqanka Ee Laguwareejiyay Diyada 4-ruux Ee Lagu dilay Deegaanka turbi ayaa sheegay inay Kuqanceen .

Ugaas Axmed Bare Cali iyo Lataliyaha Dhinaca Diinta Madaxwaynaha Soomaaliya Shiiq Abuukar  ahna Gudoomiyaha Gudiga Xasalinta Maamulka Galmudug ayaa Kubaaqay in Nabad galyada iyo Xasiloonida Marwalba Laxoojiyo.

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe