Friday, February 13, 2026
HomeWararAkhriso:- Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiirada

Akhriso:- Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiirada

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Abid Aziz Hassan Mohamed Lafta-gareen Ayaa Maanta Waxa Uu Ku Dhaqawaaqay Qaar Ka Mid Ah Golaha Wasiirada Maamulkaasi Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Golaha Wasiirada Ee Uu Maanta Ku Dhawaaqay Madaxweyne Laft-gareen Oo Ka Kooban 10 Wasiir Ayaa Waxaa Kasoo Dhex-Muuqday Xubno Ka Mid Golihii Wasiirada Maamulki Hore Ee Madaxweyne Shariif Xasan.

Hoos Ka Akhriso Warqadda:-

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe