Wafdi uu Hogaaminayo Madaxwayanah Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa Maanta Gaaray Magaalada Garoowe Ee Caasimada Maamulka Puland.
Masuulyiin Katirsan Maamulka Putland iyo Kuwa Dawlada Fidraalka soomaaliya ayaa siwayn ugu soodhawee Madaxwayanha Magaalada Garoowe.
Boqolaal shacabka Ree-garoowe ah ayaa sidookale Kaqayb Qaatay Soodhawaynta Madaxwaynaha Dalka.
ujeedka Madaxwayne Farmaajo uu ugaaray Garoowe ayaa ah Kaqayb galka Caleemasaarka Madaxwaynaha Putland Ee Siciid C/llahi Dani.