Home Warar Hogaamiyaasha maamul goboleedyada Somaliya oo Nairobi isugu tagi doona

Hogaamiyaasha maamul goboleedyada Somaliya oo Nairobi isugu tagi doona

43

Magaalada Nairobi, Waxaa lagu wadaa in ay iskugu tagaan Madaxda Maalmul Goboleedyada, si ay shir ula yeesheen daneeyaasha Soomaaliya Wararka qaar ayaa sheegayaan in kulan ay la yeelaan doonaan QM, Waxa ayna taageero u muujin doonaan go’aankii Golaha Amaanka.

Madaxweynaha Jubbaland, ayaa hadda jooga Nairobi Madaxweynaha Hirshabelle ayaa asna jooga Mombasa Madaxweynaha Puntlaand ayaa ka soo geli doonaan Imaaraatka halka Madaxweyne Xaafna lagu wado in uu Maanta gaaro Nairobi.

Go’aanka Golaha Amniga ee QM, Waxaa hore u soo dhaweysay Dowladda Soomaaliya.