Saturday, March 22, 2025
HomeWararDeg Deg: Xaaf oo isugu wacay saraakiisha ciidanka

Deg Deg: Xaaf oo isugu wacay saraakiisha ciidanka

Deg Deg Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf Ayaa madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb shir deg deg ah kula leh qaarkamid ah saraakiisha ciidanka Galmudug

Xaaf ayaa sidoo kale amray saraakiisha kale ee Galmudug ay deg deg ku yimaadaan magaalada Dhuusamareeb

Lama oga shirkan deg dega waxyaabaha looga hadlayo

Halkan kala soco wixii kusoo kordha insha allah

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe