Saturday, March 22, 2025
HomeDhageysiDhageyso:-Wasiir Bayle Oo Ka Warbixiyay Dadaalada Dayn Cafiska Soomaaliya

Dhageyso:-Wasiir Bayle Oo Ka Warbixiyay Dadaalada Dayn Cafiska Soomaaliya

Wasiirka Maaliyada Xukuumada Fidraalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in Soomaaliya ay ubaahantahay in ay Kafaa iidaysto Khayraadkeeda Si Loogaaro Hor mar Dalkana Uu u dhismo.

Waxa uu xusay Wasiirka in Soomaaliya ay Hada ay Marayso Meel Wanaagsan Dadaal Dheerna Loogu jiro Sidii Daymaha Looga Cafin Lahaa.

Dhanka Kale Wasiirka Maaliyada Xukuumada Fidraalka Soomaaliya ayaa Sheegay in Eratrea sudaan iyo Soomaaliya ay Kuwada jiraan Tartan Ku aadan Dayn Cafiska Looona Baahanyahay in Soomaaliya ay Noqoto Tan ugu Hoaraysa Oo Looga Cafiyo Daynta Si Dalka Dhaqaale uu uhelo Dalka Dib u dhis Loogu Sameeyo.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe