Home Dhageysi Dhageyso:-Baanbaxyo Loga Soohorjeedo Mooshinka Madaxwayne Farmaajo Oo Gilgilay Soomaaliya

Dhageyso:-Baanbaxyo Loga Soohorjeedo Mooshinka Madaxwayne Farmaajo Oo Gilgilay Soomaaliya

378

Banaan Baxyo Balaaran Oo Loogasoohorjeedo Mooshin Kadhan ah Madaxwayne Farmoojo ay Kagudbiyeen Qaarkamida Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Kadhacay Qaybo Kamida Soomaaliya.

Kumanaan Shacaba oo iskugu soobaxay Qaybo Kamida Gobolada Dalka ayaa Miijiyay Sida ay uga Xunyihiin Mooshinka Laga Gudbiyay Madaxwayne Farmaajo.

Waxa ay Sooxirteen Boorar ay Kuqoranyihiin Fifa Farmaajo,Laaluush Qaate Doonimayno iyo Halku dhigyo Kale Waxa ayna Ku Qaylinayee Mooshin Dooni Mayno.

Shacabka ayaa Si isku mida Waxa ay uga Soohorjeesteen Mooshinka Ladhiigay in Kudhawaad 100-Xildhibaan Oo Katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay u Gudbiyeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Murasal Shiiq C/raxmaan Walow Qaarkamida Mudanayaasha Baarlamaank ay Beeniyeen inay Saxiixeen Mooshinka Farmaajo Waxa ayna Tilmaameen in Looga Been abuurtay Mooshinkaa.

Waa markii ugu Horaysay Oo shacbiga Soomaaliyeed ay Si iskumida uga Horyimaadaan  Mooshin ay Soogudbiyeen Mudanayaashada Baarlamaanka Oo Kadhabn ah Madaxda Dalka.