Home Dhageysi Dhageyso:-Hawl-gallo Dad Ku dhinteen Oo Laga Sameeyey Mudug.

Dhageyso:-Hawl-gallo Dad Ku dhinteen Oo Laga Sameeyey Mudug.

234

Deegaanka Daaru-salaam Ee Gobolka Mudug Ayaa Hawl-gallo ay Ka Sameeyeen Ciidanka Booliiska Maamulka Puntland kaas Oo Lagu Baacsanayey dad Khamriga Ka ganacsada Ayaa Waxaa Ka Dhashay Khasaaro isugu jira Dhimasho Iyo dhaawac.

Dadkaan Khamriga Ka Ganacsanayey Ayaa waxa Ay Khamriga keeneen Gudaha Dalka Itoobiya.

Inta la xaqiijiyey Ilaa Iyo hadda Labo Qof Ayaa Ku dhaawacmay hal Ruuxna Waa Uu Ku geeriyooday.

Dadka Ku Dhawaacmay hawl-gaalkaasi waxaa Ka Mid Ahaa taliyihii Deegaanka daaru-salaam Ee degmada Goldogob Ee Gobolka Mudug.

 

Warbixintaan waxaa Gaalkacyo Kasoo Diray Wariyaha Codka Gobollada Dhexe Ee Magaaladaasi C/kheyr Maxamed Jamac:-