Home Dhageysi Dhageyso:- Guddiga Doorashada Madaxweynaha Iyo ku xigeenkiisa Oo la Magacabay

Dhageyso:- Guddiga Doorashada Madaxweynaha Iyo ku xigeenkiisa Oo la Magacabay

279

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) ayaa maanta magacaabay Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka.

Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka ayaa ka kooban 7 xubnood, waxaa ku jira xubno horey ugu jiray guddigii doorashada guddoonka Baarlamaanka.

  1. Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Guddoomiye)
  2. Xildhibaan Cabdiraxmaan Diiriye Carab
  3. XildhibaanCabdirisaaq Xasan Ciise
  4. Xildhibaan Xaamud Ismaaciil Xirsi (Abshir)
  5. Xildhibaan Cawil Xasan Daad
  6. Xildhibaan Xuseen Axmed Nuur
  7. Xildhibaan Maxamed faarax Mire

Hoos Ka Dhageyso Codka Magacaabista:-