Friday, February 13, 2026
HomeWararMaamulka Dakada Muqdisho oo War Soo Saaray

Maamulka Dakada Muqdisho oo War Soo Saaray

Maamulka Dekadda Magaalada Muqdisho Ayaa Sheegay In Maanta Oo Taariikhdu Tahay 05 Janaayo Ay Dekadda Ka Shaqo Billaabeyso Shirkadda Maerks Line Ee Xarunteedu Tahay Wadanka Danmark.

Warqad Kasoo Baxday Maamulka Dekadda Magaalada Caasimadda Ah Ee Muqdisho Ayaa Lagu Sheegay In Imaanshiyaha Shirkadan Ay Ififaalo Wanaagsan Ka bixineyso Sara U Kaca Dhaqaalaha Dalka Iyo Sida Dunidu Diyar Ugu Tahay La Ganacsiga Soomaaliya.

Warqadda Sidoo Kale Waxaa Lagu Sheegay In La Rajeynayo In Dalka Yimaadaan Shirkado Kale Sida Shirkadda Evergreen, China Shipping Line, Iyo Shirkado Kale Kuwaas Oo Ka Qayb Qaadanaya Kobaca Dhaqaalaha Soomaaliya Sida Lagu Sheegay Warqdadda Kasoo Baxday Maamulka Dekadda Magaalada #Muqdisho Ee Caasimadda Dalka.

Hoos Ka Akhriso Warqadda.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe