Wednesday, January 22, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Eedeyn Loo Jeediyey Xubnihii Ka Tirsanaa Guddiga Doorashada KGS Ee Dhawaan...

Dhageyso:- Eedeyn Loo Jeediyey Xubnihii Ka Tirsanaa Guddiga Doorashada KGS Ee Dhawaan Iscasilay

Iyada Oo Taagan Tahay Cabsida Laga Qabo In Ay Dib U Dhacdo Doorashada Madaxtinimo Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Waxaa Soo Baxaya Eedeymo Loo Jeedinayo Xubnihii Ka Tirsanaa Guddiga Doorashada KGS Ee Dhawaan Isxcasilay.

Sidoo Kale Waxa Muuqata In Aan Waxba Laga Soo Qaadin Hadal Dhawaan Kasoo Baxay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Ku Dib Kulan Ay Ku Yeesheen Magaalada Baydhabo Kaas Oo Ahaa In Dib Loo Dhigo Doorashada Madaxtinimo Ee Koonfur Galbeed Illaa Iyo Amar Dambe.

Xildhibaan C/risaaq Max’ed Cumar Oo Ka Mid Ah Mudanayaasha Baarlamanka Koonfur Galbeed Oo La Hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Waxa Uu Eedeyn Kulul Dusha Uga Tuuray Xubnihii Ka Tirsanaa Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed Ee Iscasilay.

Xildhibaanku Waxa Uu Xubnahaas Ku Eedeyey In Aysan Marnaba Ka Talin Aayaha Shacabka Ku Dhaqan Deeganada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliyeed.

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Wariyaha Codka Gobollada Dhexe Ee Muqdisho Abdi Khadar Abdi Rahim  (Khadar Nasri):-

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe