Friday, April 18, 2025
HomeWararIn Ka Badan 25 Askari Oo Ku Geeriyooday Keyd Hub Oo Qarxay...

In Ka Badan 25 Askari Oo Ku Geeriyooday Keyd Hub Oo Qarxay Dalka Turkiga

Dowladda Turkiga ayaa xaqiijisay geerida 7 Askari iyo dhaawac 25 kale kaddib markii uu qarxay Bakhaar uu Hub ku keydsanaa.

Bakhaarka qarxay ayaa u yaalla Gobolka Hakkari ee Koofur Bari Turkiga,kaas oo sohdin la wadaaga dalalka Ciraaq iyo Iraan.

Madaxweynaha Turkiga oo ka hadlayay xuska 80aad ee geerida aas aasihii Turkiga Mustafa Kemal Ataturk,ka hadlayay ayaa sheegay in 7 Askari ay dhinteen 25 kalena ay dhaawacyihiin.

Afar ka mid ah Askartaas ayuu Mr Erdogan sheegayin xaaladdooda ay halis tahay islamarkaana diyaarad looga qaaday Gobolka isaga oo xusay in la geeyay Isbitaal ku yaalla Ankara.

Saldhiggan uu ka tirsanaa Bakhaarkan ayaa inta badan loo adeegsan jiray howlgallada ka dhanka ah Jabhadda Kurdiyiinta ee PKK oo uu Turkiga manuucay.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe