Home Barnaamijyo Dhageyso: Deegaanada Galmudug oo beri ka bilaabanayo imtixaanka dursiyada sare

Dhageyso: Deegaanada Galmudug oo beri ka bilaabanayo imtixaanka dursiyada sare

78

Axmed Khayre oo ah agaasimaha imtixaanadka iyo Shahaadooyinka wasaarada waxbarashada Galmudug ayaa idaacada Codka Gobolada Dhexe u sheegay in beri deegaanada Galmudug uu ka bilaabanayo imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada sare ee dalka kaasi ay qaadeyso dowlada Somaliya.