Tuesday, March 18, 2025
HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo maalintii lixaad ku sugan Garoowe

Madaxweyne Farmaajo oo maalintii lixaad ku sugan Garoowe

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalintii lixaad magaalada Garoowe u jooga Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada, ayaa shacabka reer Garoowe salaaddii Jimcaha kula tukadey Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyadda Magaaladda Garowe.

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe