Home Barnaamijyo Dhageyso: Reer Camaara oo beeniyay in ciidamo kasocda dowlada la wareegeen magaaladaas

Dhageyso: Reer Camaara oo beeniyay in ciidamo kasocda dowlada la wareegeen magaaladaas

148

Nuur Faarax oo kamid ah dadka ku dhaqan degmada Camaara ee gobolka Mudug ayaa idaacada Codka Gobolada Dhexe u sheegay in ciidamo soo gaaray Camaara iyo deegaanada ku dhow aysan jirin