Wednesday, June 24, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Axmed Madoobe''Doorashada Jubaland Loohakin Maayo Dagaalka Al-shabaab''

Dhageyso:-Axmed Madoobe”Doorashada Jubaland Loohakin Maayo Dagaalka Al-shabaab”

Madaxwayanaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe Oo Dib ugu Laabatay Magaalada Kismaanyo Ee Xarunta Kumeelgaarkaa Ee Maamulka Jubaland ayaa Waxa uu Kahadlay Arimo Badan oo Laxriira Siyaasada Soomaaliya iyo tan Maamulka Jubaland.

Waxa uu Kubaaqay in Dawlada soomaaliya ay u istaagto Sidii Laka Looga Xorayn laha Al-shabaab Halkii ayuuyiri Tacsi Marwalba Ladiri lahaa Kadib Marka Shacabka Lagumaado.

Axmed Madoobe Waxa uu sheegay in Maamulkiisa Uu Dagaal Toosa Lagali Doono Al-shabaab asaga Oo Meesha Kasaaray in Sabaha uu Dagaalka u Qaadayo ay Qayb Katahay In markale uu Kusoolaabto Kursiga Hogaamineed Ee Jubaland.

Doorashada Jubaland ayuusheegay in ay Dhacayso iyada oo Dagaal Lagula jiro Al-shabaab Shaqsigii kusoobaxana Oo uu Halkisa Dahgaalka Kasiiwadi Doono.

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe