Wednesday, June 24, 2026
HomeWararWasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilada Wadamada Deeq bixiyeyaasha ah

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilada Wadamada Deeq bixiyeyaasha ah

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa magaaladda Muqdisho maanta kulan kula qaatay Wakiilada Wadamada Deeq bixiyeyaasha ah ee Soomaaliya Caawiya.

Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle Wasiirka Wasaaradda Maaliyada XFS ayaa sheegay in uu kala hadlay Wakiilada Wadamada Deeq bixiyeyaasha ah guulaha & caqabadaha dib u habeynta dhaqaalaha Soomaaliya iyo laga wada shaqeeyo isbadallo wax tar u leh dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

“Waxan Muqdisho ku kulanay wakiilada Wadamada Deeq bixiyayaasha ah, Waxan si hufan uga wada hadalnay guulaha & caqabadaha dib u habeynta dhaqaalaheena, Waxan si adag uga shaqeynaynaa gaadhsiinta Dalkeena isbadallo wax tar u leh Dalka & Dadka, Waan bogadinayaa tageerada ay nala garan taaganyihiin” ayuu yiri Wasiir Beyle

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe