Maleeshiyaad wata gaadiid dagaal oo diiday in R/wasaare Khayre tago Gaalkacyo
Maleeshiyaadkan ayaa jidgooyo dhigtay deegaanka Ceel-aqwaan ee duleedka Gaalkacyo waxayna sheegeen in Ra’iisulwasaare Khayre uusan tagi karin magaalada Gaalkacyo
Odayaasha reer Gaalkacyo ayaa wada didaal wadada looga wareejiyo ciidamadan hubeysan si Khayre u tago Gaalkacyo
R/wasaare Khayre ayaa saacad ka hor safar dhulka ah uga ambabaxay Cadaado

