Monday, April 20, 2026
HomeBarnaamijyadaMaleeshiyaad wata gaadiid dagaal oo diiday in R/wasaare Khayre tago Gaalkacyo

Maleeshiyaad wata gaadiid dagaal oo diiday in R/wasaare Khayre tago Gaalkacyo

Maleeshiyaad wata gaadiid dagaal oo diiday in R/wasaare Khayre tago Gaalkacyo

Maleeshiyaadkan ayaa jidgooyo dhigtay deegaanka Ceel-aqwaan ee duleedka Gaalkacyo waxayna sheegeen in Ra’iisulwasaare Khayre uusan tagi karin magaalada Gaalkacyo

Odayaasha reer Gaalkacyo ayaa wada didaal wadada looga wareejiyo ciidamadan hubeysan si Khayre u tago Gaalkacyo

R/wasaare Khayre ayaa saacad ka hor safar dhulka ah uga ambabaxay Cadaado

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe