Home Barnaamijyo Odayaasha dhaqanka Cadaado ayaa diiday inay la kulman R/wasaare Khayre

Odayaasha dhaqanka Cadaado ayaa diiday inay la kulman R/wasaare Khayre

305

Odayaasha dhaqanka Cadaado ayaa diiday inay la kulman R/wasaare Khayre oo saakay soo gaaray Cadaado

Odayaasha ayaa sheegay in Khayre uga baxay balan hore haatana aysan la kulmi doonin

Khayre oo la kulmay siyaasiyiinta deegaanka ayaa ka codsaday in la taageero qorshihiisa Galmudug sidoo kalena lala kulan siiyo odayaasha balse siyaasiyiinta ayaa u sheegay Khayre in talada reer Cadaado ay ka go,do odayaasha dhaqanka

R/wasaaraha ayaa goordhow u amba bixi doona Gaalkacyo