Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cabdi Raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa Maanta xarunta aqalka Dowladda Hoose kusoo dhaweeyay Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda federalka ah ee soomaaliya
Wasiirka iyo Duqa Muqdisho ayaa kawada hadlay sidii loo maareyn lahaa Barakacayasha kunool caasimadda Muqdisho.
iyaga oo kawada hadlay taageeradda barakacayaasha kunool mqudisho sidii wax Badan Loogarsiin lahaa Sidoo kale Labadda Ayaa isla Gartay In Wax Badan L aiska saacido Oo Dhinac kasta ah Wada shaqeynta ,
Eng,yariiso ayaa uuga mahad celiyay Wasiirka Booqashadda Xarunta Gobolka Uu Kuyimid Isaga Oo Wax wanaagsan kutilmaamay wadashaqeynta labada dhinac si wax badan loowada dhameeyo ,
Maamulka Gobolka Ayaa wada Qorshe lagu Taagerayo Barakacayaasha Kunool Muqdisho Si wax badan loogu caawin lahaa .