Tuesday, April 21, 2026
HomeWararDibaddaXukuumadda Soomaaliya oo dhaqaale maaliyadeed oo dheeraad raadineyso ka dib markii

Xukuumadda Soomaaliya oo dhaqaale maaliyadeed oo dheeraad raadineyso ka dib markii

goo ka wadahadlay arrimaha dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya, hannaanka Deyn Cafinta.

 

Sidoo kale Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixii Imaan Cige iyo Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa kulan gaar ah la yeeshay Mrs. Antoinette Monsio Sayeh oo ah Agaasime ku xigeenka Guud ee IMF. Waxa ay ka wadahadleen Geedi socodka hannaanka Deyn Cafinta Soomaaliya iyo dhammaystirka sharuudaha muhiimka u ah dadaalada Deyn Cafinta.

 

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa Ku xigeenka Maamulaha Guud ee IMF sidoo kale ka hadlay sidii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay heli lahayd Deeqo Maaliyadeed oo dheeraad ah kaddib barnaamijka Deyn Cafinta Soomaaliya marka laga gudbo.

 

Wasiir Biixi iyo Wafdiga la socda ayaa sidoo kale la filayaa in ay kulamo muhiim ah oo ku saabsan arrimaha dhaqaalaha, Deyn Cafinta iyo xoojinta wadashaqeynta Hey’addaha Maaliyadda caalamiga ah la qaato, Madaxda iyo Dowladdaha ka qeybgalaya shirkaan sanadlaha ah ee IMF iyo Bangiga.

 

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe