Tuesday, April 21, 2026
HomeWararDibaddaMuxuu salka ku haya isbadalka muuqda ee madaxweynaha Soomaaliya.

Muxuu salka ku haya isbadalka muuqda ee madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, horraantii bishii 8-aad ayuu gaaray magaalada caasimadda u ah Galmudug ee Dhuusamareb oo isagoo markaas ay wehlinayaan saraakiil ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida.

Safarka Madaxweynaha ayaa ku saleysnaa dhammeystirka dagaalka al-Shabaab looga saarayo deegaannada Galmudug, iyadoo uu xoogga saarayay kormeerka furimaha dagaalka ee guud ahaan gobollada dalka.

Madaxweyne Xasan Sheikh oo ku dhawaad labo bilood degganaa magaaladaas ayaa dhowaan u safray dalka Eritrea halkaas oo uu kula kulmay dhiggiisa dalka Ereteriya, Isaias Afwerki, waxa ay si wadajir ah u kormeereen xeryaha ay tababarka ku qaadanayaan ciidamada Badda iyo Cirka ee Soomaaliya ee ku sugan dalkaas

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe