Sunday, April 19, 2026
HomeWararXukun lagu riday dad lagu helay Musuq maasuq

Xukun lagu riday dad lagu helay Musuq maasuq

Saddex sarkaal oo ka tirsan maamulka Wajeer ee gobolka Waqooy Bari Kenya ayaa lagu xukumay 3 sano ah oo xarig kadib markii la sheegay inay musuq maasuqeen lacag gaareyso 236,794 milyan oo doolar.

Waxaana saraakiisha ay kaga baaqsan karaan xukunka xarigga ah waa haddii ay bixiyaan ku dhawaad 8,000 oo doolar oo ganaax ah.

Maxkamadda waxay sheegtay inay heshay caddeymo ku aadan kiiska loo heysto raggan.

Waxa ay sidoo kale tilmaamtay in ay sii wadi doonto baaritaanada dad kale ee lagu helay Musuqa.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe