Home Dhageysi Xildhibanad,Khadiijo Kuweed Kismaanyo Waala Iga Soo Tarxiilay

Xildhibanad,Khadiijo Kuweed Kismaanyo Waala Iga Soo Tarxiilay

290

Xildhibaan Khadiijo Adan Cabdi (Khadiijo Kuweed) oo Ka Mid Ah Baarlamaanka Maamulka Jubaland Ayaa Ka Hadashay Arimo Dhoor Ah oo Ka Jira Deegaanada Maamulka Jubaland
Waxaa Shirjaraa,id oo Ay Muqdisho Ku Qabatay Ay Diirada Ku Saartay Dhibaatooyin Ka Jira Deegaanada Maamulkaasi oo Ay Sheegtay In Sharci Iyo Kala Danbeen Aysan Ka Jirin Balse Taabadalkeed Ay Sheegtay In Wadood Sheegasho Iyo Dastuurka Maamulka oo Laga Beensheegtay Lagu Dhaqmayo

Xildhibaanada oo Hadalkeed Siiwadata Ayaa Sheegtay In Horey Deegaanada Jubaland Xildhibaano Looga Soo Tarxiilay Islamarkaas Ayadu Ay Shalay Iskaga Soo Carartay Sida Ay Haladka u Dhigtay