Friday, May 1, 2026
HomeBarnaamijyadaXildhibanada Puntland oo xasaanadii ka qaaday Dhoobo Daareed

Xildhibanada Puntland oo xasaanadii ka qaaday Dhoobo Daareed

Xildhibaanada golaha wakiilada dowlad goboleedka Puntland ayaa goor dhow xasaanada ka qaaday xildhibaan Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed)

oo ahaa guddoomiyihii hore ee baarlamaanka maamulkaasi.

Illaa 40 xildhibaan ayaa kulanka goob joog ahaa.

waxaana u codeeyey in xasaanada laga qaado mudanahaasi, 39 xildhiban.

waxaa lagu eedeeyey inuu wado dhismaha maamul cusub oo ka madax banaan dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe