Home Barnaamijyo Rag katirsan Alshabaab oo ka dhex dagaalamaya hotel SYL

Rag katirsan Alshabaab oo ka dhex dagaalamaya hotel SYL

489

War Deg deg ah Kooxo Hubaysan ayaa Gudaha u Galay Hotelka SYL Oo Ku Dhow Madaxtooyada Soomaaliya.
Raga Oo ku Hubaysan Qoryaha Fudfud Iyo Bambo gacameeyo ayaa Rasaas ka Dhaxbilaabay Gudaha Hotelka SYL.

Hotelka waxaa Dagan Mas’uuliyiin Katirsan Dowlada Soomaaliya Ganacsatada Iyo Qurba Joog Ayaa Dagan Hotelkaasi.

Waxaa Caawa Hotelka SYL Marti Qaad Casho Sharaf ah Ku Lahaa Odayaal Soomaaliyeed Sida ay Sheegayaan Illo Wareeyo Muhiim ah.

Rasaas ayaa ka laga Maqlayaa Gudaha Hotelka Ciidamada Amniga Ayaa Tagay Hotelka SYL Halkaasi oo ay kula Dagaalamayaan Kooxaha Weeraarka Ku soo Qaaday.

Wixii warar kusoo kordha Wararkeena Dambe ayaan iidiin kula soo socodsiindoonaa