Home Barnaamijyo Wasiirka Arimaha Gudaha DFS oo Maanta Ku wajahan Dhuusamareeb

Wasiirka Arimaha Gudaha DFS oo Maanta Ku wajahan Dhuusamareeb

111

Wasiirka Arimaha Gudaha DFS oo Maanta Ku wajahan Dhuusamareeb.

Wasiirka oo kasoo amba baxaya Magaalada Muqdisho ayaa la filayaa in maanta uu gaaro dhuusamareeb.

Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in u jeedada socdaalka wasiir Sabriye ay tahay ku dhawaaqista Guddiga qabashada Shirka dib u heshiisiinta kaasi oo horay uu u iclaamiyay RW Khayre.