Monday, October 14, 2024
HomeWararDHAGEYSO: wasaaradda tamarta biyaha Hirshabeelle oo Ceel riig ah ka dhagax dhigtay...

DHAGEYSO: wasaaradda tamarta biyaha Hirshabeelle oo Ceel riig ah ka dhagax dhigtay deegaanka gasle ee gobolka Hiiraan +sawiro

Isu duwaha wasaaradda tamarta iyo biyaha Hirshabeelle ee gobolka Hiiraan Cawil Maxamed Jibriil ayaa deegaanka gasle ee gobolka Hiiraan ka dhagax dhigay ceel riig ah oo laga hirgelinayo iyadoo fulintiisa ay iska kaashanayaan, wasaaradda tamarta iyo biyaha dowlada soomaliya tan hirshbale iyo hayda adra.

qaar ka mid ah dadka kunool deegaanka ceelka laga dhagaxdhigay ayaa soo dhaweeyay waxaan qaarkood ay shegeen in biyo la,aan ay haysto .

cismaan nuur maxamed oo ah maamula guud biyaha iyo nadaafada hayda adra ee somaliya oo dhankisa kadlay ayaa shegay in soomaliya ay ka fulindoonaan mashriic soonto afarsano waxaana uu shegay in ay wadaan dadaalo ku adan sidii ay u gaarsiinlahaayeeen deegnada kale ee gobolka hiiraan.

xildhibaan geele isaaq oo ka mid ah xildhibada hisrahbeel ayaa ugu baaqay dadka kunool deegaanka laga hergiyay ugu baaqay in ay nabada ka shaqeyaan.

ugu danbeyn waxaa ka hadlay Isu duwaha wasaaradda tamarta iyo biyaha Hirshabeelle ee gobolka Hiiraan Cawil Maxamed Jibriil waxaana uu shegay in ay wadaan dadaalo ku aadan in ceelbiyoodyo kale ay ka hergelindoonaan gobolka hiiraan waxaana uu shegay in deegaano badan oo kuyaala gobolka hiiraan ay ka jirto biyo la.aan asigona baaq u diray madaxda dowlada soomaliya iyo hirshabeele.

Hoos ka dhageyso warbixin ku saabsan

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe