Waxaa maanta Maxkamada gobolka Banaadir lagu waddaa in lasoo taago Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo ah Tafaftiraha Warbaahinta Goobjoog Media Group.
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa 7-dii bishaan aynu ku jirno ee Luulyo la hor keenay Wariye Gurbiye, Dib ayaana loo dhigay Maxkamadeyntiisa ka dib markii Qareenadda ay is horistaag ku sameeyeen

